DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Digniin udiray dhalinyaro Tiro badan Oo Dalxiis Uyimid Bada Berbera | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jsl Oo Digniin udiray dhalinyaro Tiro badan Oo Dalxiis Uyimid Bada Berbera
August 12, 2019 - Written by Editor:

BERBERA(W,N) Magaalo xeebeedka Somaliland ee berbera ayaa wakhtiyada ciida waxaa buux dhaafiya dhalinyaro dalxiisayaal uga kala yimid gobolada Somaliland iyo dunida.

Taliyaha ciidan xeebaha Somaliland ayaa fariin muhiim ah diray dhalinyrada ku sugan berbera isagoo uga digay in wakhtigan bada galaan oo xiliga aad u kacsan.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/Ig_TeLmTPJ0

COMMENTS
LINKS