DAAWO;-Fanaan Cawaale Aadan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Fanaan Cawaale Aadan Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Caasimada Hargaysa.
August 12, 2019 - Written by Editor:

“In Mudo Ah Waan Ku Taamayay In Aan Imaado Hargaysa Waana Magaaladaydii,Fanaan Cawaale

“Anigu Nin fanaan ah Ayaan Ahay, Siyaasi Ma Ihi Caasimada Somalilandna Waxay Laf Dhabar Utahay fankayga”Fanaan Cawaale,

HARGAYSA(W,N) Fanaanka caanka ee Cawaale Aadan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Caasimada Hargaysa.

Soo dhawaynta fanaan Cawaale Aadan ayaa waxaa madaar cigaal ku qaabiley fanaaniinta reer somaliland kooxda xidigaha geeska ,masuuliyiinta safaarada jabuuti, iyo shacab tiro badan.

Sidoo kale waxaa soo dhawaynta fanaanka qayb ka ahaa kooxaha hidaha iyo dhaqanka ee dalmar band

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA SOO DHAWAYNTA FANAAN CAWAALE AADAN;

COMMENTS
LINKS