Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo Udirayaan Meherka Axmed Cismaan Almis Iyo Marwadiisa Hodan Cumar Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Dilla! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Asxaabtani Waxay Hambalyo Udirayaan Meherka Axmed Cismaan Almis Iyo Marwadiisa Hodan Cumar Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Dilla!
August 12, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W.N) Masuuliyiinta iyo Hawlwadeenada Shabakada Warar ee Wajaalenews,net Waxay Dhambaal Hambalyo iyo duco udirayaan Meherka Suxufi Axmed Cismaan Xasan Almis Iyo Marwadiisa Hodan Daahir Cumar Oo maanta meherkoodu ka Qabsoomay Magaalada Dila Ee Gobolka Awdal.

Sidoo kale waxaa Hambalyo meher wacan udiraya;

Xasan Cali Aadan

Maxamuud Xuseen Jaamac(Jawhar)

Garyaqaan Xuseen Fadal

Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq.

 

Yuusuf Jaamac Xirsi ,Xaaskiisa Marwo Qadan Cabdi Bootaan Iyo Caruurtiisa, Oo kala Ah;

Mahdiya Yuusuf Jamac

Mabsuud Yuusuf Jaamac

Maxamed,Amiin Yuusuf Jaamac

Cabdiraxamaan Yuusuf Jaamac.

Dhanka kale waxaa Hambalyada Meherka Axmed Iyo Hodan Udiraya;

Oday Cawke Jamaac Gadiid

Rashiid Xasan Cabdilaahi

Eng Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Habane

Xamse Jirde

Dhamaan Asxaabtani  Ayaa Meherka Qoyskan Cusub Ee Axmed Iyo Hodon ugu Duceeyay In Ilaahay ka dhigo kuwii kala Hela Umad, Bash Bash iyo Barwaaqana ku gaadha Aqal Galkooda kaasi maanta Oo Isniin ah taariikhduna ku beegan tahay 12/08/2019 Ka qabsoomay Degmada Dila ee gobolka Awdal. Noqda Waxa ay Lamaane nolosha ku wadaaga farxad iyo rayn rayn

. Aamiin… Aamiin..

 

 

COMMENTS
LINKS