DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Ka Hadlay Colaada Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Ceel-afwayn! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Ka Hadlay Colaada Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Ceel-afwayn!
August 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada wadani iyo ucid ayaa si wada jir ah uga hadlay dagaal maalintii shalay ka dhacay deegaanka ceel afwayn kaasi oo ay ku dhinteen 7qof halka tiro kalena ay ku dhaawacantay

Gudoomiye ciro iyo kuxigeenka ucid abyan ayaa fariimo isbarkan u kala diray shacabka iyo xukuumada

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS