WAJAALE NEWS

DAAWO;-Xisbiyada Mucaaridka Jsl Oo Ka Hadlay Colaada Kasoo Cusboonaatay Deegaanka Ceel-afwayn!

HARGAYSA(W,N)-Xisbiyada wadani iyo ucid ayaa si wada jir ah uga hadlay dagaal maalintii shalay ka dhacay deegaanka ceel afwayn kaasi oo ay ku dhinteen 7qof halka tiro kalena ay ku dhaawacantay

Gudoomiye ciro iyo kuxigeenka ucid abyan ayaa fariimo isbarkan u kala diray shacabka iyo xukuumada

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version