DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Hurinta Dagaal Ceel-Afwayn Ku Eedaysay Qurba Joogta Iyo Shakhsiyaad Kale! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Xukuumada Somaliland Oo Hurinta Dagaal Ceel-Afwayn Ku Eedaysay Qurba Joogta Iyo Shakhsiyaad Kale!
August 13, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Wasiirada ciyaaraha iyo xidhiidhka golayaasha ayaa siwada jir ah uga hadlay dhacdii foosha xumayd ee maalintii shalay lagu laayay dad kunool deegaanka ceel afwayn oo tiradoodu gaadhayso 7qof oo dhimasho ah iyo tiro ale oo dhaawac ah

Xukuumada somaliland ayaa hurinta ceel afwayn ku eedeysay qurba joogta reer somaliland ee dacalada dunida ku nool.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS