DAAWO;-Siyaasi Maxamed Muuse Oo Ka Dayriyay Xaalada Nololeed Ee Bulshada Degan Waqooyiga Gabiley, Dhaliilana Ujeediyay Badhasaabka Gobolka. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Maxamed Muuse Oo Ka Dayriyay Xaalada Nololeed Ee Bulshada Degan Waqooyiga Gabiley, Dhaliilana Ujeediyay Badhasaabka Gobolka.
August 13, 2019 - Written by Editor:

GABILEY(W,N) Siyaasi Maxamed Muuse Qowdhan Oo kamida Aqoonyahan Gobolka Gabiley ayaa ka warbixiyay xaalada nololeed ee bulshada ku dhaqan deegaanada waqooyiga Gobolka gabiley oo ay saamaysay duufaantii Sagar kuwaasi oo xaalada ay ku sugan yihiin uu indhiisa kusoo arkay,

Sidoo kale siyaasi Maxamed ayaa badhasaabka gobolka gabiley ku dhaliilay in aanu gudan shaqadii loo soo igamaday ilaa maalintii lasoo magacaabayna aanu dhaafin gudaha gabiley,Kana warqabin waxa ka jira gobolka.

Dhanka kale  Siyaasi Maxamed ayaa dhaliilay xildhibaanada golaha deegaanka gabiley Oo Mudooyinkii  udanbeeyay khilaaf ka dhexeeyay isagoo ku eedeeyay in ay soo babaarugeen wakhti uu dhamaaday xiligii la doortay hadana aan looga baahnay muran iyo isqab qabsi.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS