WAJAALE NEWS

DAAWO;-Badhasaabka Gobolka Sanaag Ka Hadlay Xaaladihii Ugu Udanbeeyay Ee Dhacdadii Deegaanka Ceel-Afwayn Iyo Dad Loo Soo Qab Qabtay Falkaasi.

CEERGAABO(W,N)-Badhasaab Gobolka Sanaag Tiibaro Ayaa ka hadlay xaaladihii ugu danbeeyay Ee Deegaana Ceel afwayn Oo shalay koox dablay ahi ku dishay 7qof kale Halka  tiro kale ay ku dhaawaceen.

Sidoo kale badhasaabka gobolka sanaag ayaa sheegay in ay falkaasi usoo qab qabteen dad lagu tuhunsan yahay fulin dhacdadaasi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version