WAJAALE NEWS

“Arinta Ceel-afweyn Ka Dhacday Ficil Foolxun Buu Ahaa, Salaadiintu Fadhiga Haka-kacaan” Suldaan Ladiif

Hargeysa (WJN)- Suldaan Ladiif Seed Jibriil oo ka mida bahda dhaqanka Somaliland ayaa si adag uga hadley dhacdadii dhawaan ka dhacday deegaanka Ceel-afweyn ee gobolka Sanaag.

Suldaan Nadiif ayaa dhacdadaasi ku tilmaamay dhacdo aad u fool xun isagoona Xukuumada Somaliland iyo Madax-dhaqameedka ugu baaqay inay fadhiga ka kacaan oo ay arinta Ceel-afweyn waxka qabtaan.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version