Roobab Laxaadle oo Ka Da’ay Hargeysa oo Saamayn Ku Yeeshay Isu-socodka Gaadiidka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Roobab Laxaadle oo Ka Da’ay Hargeysa oo Saamayn Ku Yeeshay Isu-socodka Gaadiidka
August 16, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Waxaa habeenimadii xalay magaalada Hargeysa ka da’ay Roobab laxaadle oo sababay inay xidhmaan jidadka hawl bowlaha ah ee magaalada Hargeysa.

Qaar ka mida dadweynaha magaalada Hargeysa ee isticmaala Gaadiidka ayaa waxa ay ka hadleen saamaynta uu ku yeeshay Roobabkii xalay da’ay.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/gORdjswf8y0

COMMENTS
LINKS