Abwaan Aadan Tarabi oo Sheegay In Somaliland Ay Dayacday Abwaanada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abwaan Aadan Tarabi oo Sheegay In Somaliland Ay Dayacday Abwaanada
August 16, 2019 - Written by Editor:

Hargeysa (WJN)- Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo ka mida Abwaanada waa weyn ee Somaliland ayaa Xukuumada Somaliland ku eedeeyay inay dayacday Abwaanadii.

Abwaan Aadan Tarabi ayaa sheegay in wixii dawlad ka dhashay Soomaaliya, Jabuuti iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida in aanay jirin meel Abwaanada iyo Fanaaniinta ugu liidata Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS