WAJAALE NEWS

Abwaan Aadan Tarabi oo Sheegay In Somaliland Ay Dayacday Abwaanada

Hargeysa (WJN)- Abwaan Aadan Tarabi Jaamac oo ka mida Abwaanada waa weyn ee Somaliland ayaa Xukuumada Somaliland ku eedeeyay inay dayacday Abwaanadii.

Abwaan Aadan Tarabi ayaa sheegay in wixii dawlad ka dhashay Soomaaliya, Jabuuti iyo Dawlad Deegaanka Soomaalida in aanay jirin meel Abwaanada iyo Fanaaniinta ugu liidata Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version