WAJAALE NEWS

Fanaanka Cawaale Aadan oo Ka Hadlay Aflagaado Loo Gaystay iyo Bandhiggiisii Xalay

Hargeysa (WJN)- Fannaanka Cawaale Aadan Diheeye, ayaa mar dhawayd oo galabta ah Shir Jaraa’id ku qabtay Hargeysa, isla markaana waxa uu ka hadlay Bandhig-faneed uu xalay Hargeysa ku qabtay oo aad loo buux-dhaafiyey iyo dad iyagu Fannaanka Baraha Bulshada ku aflagaaddeeyey, waxaanu u mahad-celiyey Taageerayaashiisa.

 

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version