DAAWO;-Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Kulankii Madaxwaynaha Jsl La Yeeshay Wasiiro Ka Socday Somaliya Iyo Cida Uu Fursada U Ahaa! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Siyaasi Jaamac Shabeel Oo Ka Hadlay Kulankii Madaxwaynaha Jsl La Yeeshay Wasiiro Ka Socday Somaliya Iyo Cida Uu Fursada U Ahaa!
August 16, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Siyaasi jaamaca Shabeel gudoomiyhii hore ee golaha dhexe xisbiga kulmiye ayaa ka hadlay sida uu u arko kulankii waftiga madaxwaynaha somaliland makkah kula yeeshee wasiiro katirsan maamulka madaxwayne farmaajo

Sidoo kale siyaasi jaamac shabeel ayaa sheegay in dalka ay khasaare ku tahay in komishanku soo fadhiyaa kursiga

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS