DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Soo Gabo Gabeeyay Safarkoodii Xajka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Soo Gabo Gabeeyay Safarkoodii Xajka!
August 16, 2019 - Written by Editor:

JIDAH(W,N)-Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminayay ayaa soo gabo gabeeyay safarkoodii xaj iyo gudashada waajibkaad xajka.

Madaxwayne biixi iyo waftigii uu hogaaminayay oo booqasho kumarayay goobaha barakaysan ee xajka ayaa ay usoo dhamaadeen,

Waftiga Madaxwaynaha ayaa Usoo kicitimay magaalada Jidah ee sucuudiga arabiya Iyaga oo maalmaha soo socda kulamo ka yeelan doona madaxda Boqortooyada Sucuudiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS