DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Magaalada Hargaysa, Sheegayna In Ay Soo Qabteen Gacan Ku Dhiiglihii! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Jsl Oo Ka Hadlay Dil Ka Dhacay Magaalada Hargaysa, Sheegayna In Ay Soo Qabteen Gacan Ku Dhiiglihii!
August 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Taliye kuxigeenka ciidank booliska somaliland sareeye gaas fooxle oo ay weheliyaan saraakiisha heeganku ayaa faah faahin k abixiyay dil habeen hore ka dhacay xaafada qoobka ee degmada gacan libaax kaasi oo lagu dilay marxuum ina cali wayd cadaani

Taliye fooxle ayaa sheegay hawlgal iyo dadaal dheeraada oo ay ciidanka boolisku galeen kadib in ay gacan kusoo dhigeen gacan ku dhiiglihi dilay marxuumkaasi

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

 

COMMENTS
LINKS