WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Jsl Oo Laalay Heshiiskii Sedexda Xisbi Usoo Gudbiyeen,Kuna Tilmaamay Sharci Daro!

HARGAYSA(W,N) Golaha wakiilada somaliland oo maalmihii udanbeeyay ka doodayay heshiiska sedex xisbi ku heshiiyeen ee arimaha doorashada

Golaha wakiilada ayaa heshiiskaasi ku sheegay in aanu sharci waafaqsananayn sidaa uu ku jabay

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan Iyo Sidii Uu Udhacay Fadhigii Golaha Ee Saaka Iyo Codayntii Mudanayaashu:

Exit mobile version