WAJAALE NEWS

Xisbiga Wadani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay In Ay Fashilisay Heshiiskii Xisbiyada,Soona Bandhigay Xogo Xasaasi!

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha ku Meel gaadhka Ah Ee xisbiga Wadani Cbdiqaadir jirde ayaa ka hadlay go,aaankii golaha wakiiladu ku diideen in ay ansixiyaan heshiiskii sedexda xisbi ka gaadheen arimaha doorashada.

Gudoomiye cabdiqaadir jirde ayaa xkuumada ku eedeeyay in ay golihii lag wareegtay islamarkaan ay talaabada cadadis ku saartay gudoomiyaha golaha wakiilada.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version