DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Go,aanka Golaha Wakiiladu Ku Laaleen Heshiiskii Sedexda Xisbi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Go,aanka Golaha Wakiiladu Ku Laaleen Heshiiskii Sedexda Xisbi!
August 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Gudoomiye kuxigeenka labaad ee xisbi xaakimka kulmiye Axmed Cabdi dheer oo wax laga waydiidyay mawqifka xisbiga ulmiye eek u aadan go,aanka golaha wakiiladu ku laaleen heshiiskii arimaha doorashada ooh ore loogu gudbiyay wakiilada

Gudoomiye axmed cabdi dheera ayaa sheegay in golaha wakiilada u madax banaan yihiin sharciyan wax ay ka yeelayaan heshiisyada loosoo gudbiyo

Sidoo kale gudoomiye axmed ayaa xukuumada ka difaacay eedaha ah in ay iyadu lug ku lahayd in uu goluhu diido sharinimadiisa

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/V6FRxWlcrQ8

COMMENTS
LINKS