WAJAALE NEWS

DAAWO;-Somaliland Iyo Itoobiya Oo Siwada Jir ah Magaalo Xuduudeedka Wajaale Uga Daah Furay Barnaamijka Cidhib-tirka Dabaysha!

TOG WAJAALE(W,N) Wasiirada  Caafimaadka Somaliland iyo DDSI oo ay kala weheliyaan xubno dhakhaatiir ah ayaa maanta soo gaadhay magaalo xuduudeedka wajaale halkaasi oo labada wafti ay siwada jir ugu daah fureen barnaamij lagu Cidhintirayo Cudurka Dabaysha,

Waftiyada labada dal ayaa waxaa magaalada wajaale kusoo kala dhaweeyay maamulada labada dhinac.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/h65Q774RkIw

Exit mobile version