DAAWO;Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Xamili Kari Waayay Dhaliishii Sheekh Aadansiiro Ee Dakhliga Dalka Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;Wasiirka Maaliyada Jsl Oo Xamili Kari Waayay Dhaliishii Sheekh Aadansiiro Ee Dakhliga Dalka Iyo Jawaabta Uu Ka Bixiyay!
August 17, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada maaliyada Sacad cali shire ayaa jawaab ka bixiyay dhaliilo xukuumada madaxwayne biixi uga yimid sheekh aadansiiro kuwaasi oo uu sheekhu kaga hadlay dakhliga dalka  iyo Sida  loo musuqmaasuqo hantida umada

Wasiir sacad ayaa dhanka kale ka hadlay sobobta Madaxwaynaha somaliland iyo waftigiisii looga reebay casuumada uu boqorka dalka sucuudigu ufidiyay madaxda kasoo qaybgashay gudashada xajka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/UO5ka2OXPoU

COMMENTS
LINKS