DAAWO;-Muuqaalka Boqorka Dalka Sucuudiga Oo Casuumad Sharafeed ku Maamuusay Madaxdii Ka Socotay Wadamada Islaamka Ee Xajka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Muuqaalka Boqorka Dalka Sucuudiga Oo Casuumad Sharafeed ku Maamuusay Madaxdii Ka Socotay Wadamada Islaamka Ee Xajka!
August 17, 2019 - Written by Editor:

RIYAD(W,N) Boqorka dalka suudiga ayaa casuumad Sharafeed ku maamuusay madaxdii wadamada islaamka ka socotay ee kamid ahaa xujaadtii sanadkan soo gutay acmaasha xajka.

Boqor salmaan oo ugu horay munaasibadan hadal ka jeediyay ayaa soo dhaweeyay madaxdan isagoo urajeeyay guul iyo barwaaqo,

Casuumadan ayaa waxaan nasiib u helin uu kamid noqdo madaxda xajka ku sugnayd ee boqorku casuumay madaxwaynaha jamhuuriyada jsl oo siagu kamid ahaa madaxdii wadamada islaamka ee ku sugnayd xajka;

Halkan ka Daawo Muuqaalka Casuumada Boqorka;

 

COMMENTS
LINKS