DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Shaaciyay In Uu Ka Baxay Heshiiskii Sedexda Xisbi,Xukuumadana Ku Eedeeyay Go,aankii Golaha Wakiilada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Xisbiga Wadani Oo Shaaciyay In Uu Ka Baxay Heshiiskii Sedexda Xisbi,Xukuumadana Ku Eedeeyay Go,aankii Golaha Wakiilada!
August 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji cali oo maanta warbaahinta la hadlay ayaa eedo culus ujeediyay xukuumada sheegayna in heshiskii sedexda xisbi aanu inan yar oo lataliye sharci ahi joojin karin balse xukuumadu ka danbaysy

Sidoo kale xogaamiyaha xisbiga wadani ayaa sheegay in ay ka baxeen heshiiskii sedexda xisbi maadaama ay xukuumadu fashilisay.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/omBqIGp7p3M

COMMENTS
LINKS