Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay “Shirka Tignolajiyada Jsl” Iyo Wakhtiga La Qabanayo+fariinta Ay Shirkadaha Udireen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xukuumada Somaliland Oo Shaacisay “Shirka Tignolajiyada Jsl” Iyo Wakhtiga La Qabanayo+fariinta Ay Shirkadaha Udireen!
August 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada isgaadhsiinta iyo tegnolajiyada somaliland dr cabdiwali sheekh cabdilaahi suufi jibriil ayaa shaaciyay in dhawaan la qaban doono shirka tegnolajjiyada somaliland kaasi oo ay wada qabanayaa wasaaradaha isgaadhsiinta iyo maaliyada.

Wasiirka isgaadhsiinta ayaa fariin udiray shirkadaha isgaadhsiinta somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS