DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Oo Sheegay In Ay Qabteen Xashiishad La Doonayay In Lagaliyo Jeelka Hargaysa Iyo Cida Lagu Qabtay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliska Ciidanka Booliska Oo Sheegay In Ay Qabteen Xashiishad La Doonayay In Lagaliyo Jeelka Hargaysa Iyo Cida Lagu Qabtay!
August 18, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Taliye kuxigeenka Ciidanka Booliska Jamhuuriyada Somaliland Oo ay Weheliyaan Saraakiil ka tirsan ciidanka booliska ayaa faah faahin ka bixiyay hawlgalo ay ciidanka ilaalada jeelka hargaysa ku qabteen xashiishad ladoonayay in lagaliyo gudaha jeelka hargaysa.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

COMMENTS
LINKS