Dhagayso;Cod Sir Ah Oo Laga Duubay Faysal Cali Waraabe Iyo Arimaha Uu ku Fashiliyay+Eedaha Uu Ujeediyay Cirro Iyo Muuse Biixi! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhagayso;Cod Sir Ah Oo Laga Duubay Faysal Cali Waraabe Iyo Arimaha Uu ku Fashiliyay+Eedaha Uu Ujeediyay Cirro Iyo Muuse Biixi!
August 18, 2019 - Written by Editor:

“Caare Iyo Habaryoonis Dalka Looga Biqi Maayo  Ee Muuse Biixi Ayaa Looga Baqayaa,Cida Jaaniska Siisayna Waa Ciro”Guudoomiye Faysal,

HARGAYSA(W,N) Gudoomiyaha xisbiga ucid faysal cali waraabe oo laga soo duubay codsir ayaa wxuu kaha hadlay arimo faro badan isagoo eedo culus ujeediyay gudoomiye cirro iyo xoghayaha wadani khadar

Sidoo kale faysal ayaa codka sirta ee laga duubay ku sheegay in aanu muuse biixi dalkii wadi karayn

HALKAN KA DHAGAYSO CODKA SIRTA EE FAYSAL CALI WARAABE;

 

COMMENTS
LINKS