DAAWO;-Madaxwaynaha Somaliya Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Sidii Loogu Soo Dhaweeyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Somaliya Oo Gaadhay Dalka Jabuuti Iyo Sidii Loogu Soo Dhaweeyay!
August 18, 2019 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N)-Madaxwaynaha somaliya Maxamed cabdilaahi Farmaajo ayaa maanta galinkii danbe socdaal ku tagay dalka jabuuti iyadoo lagu soo dhaweeyay madaar magaalada jabuuti.

Waftiga uu hogaaminayo madaxwayne farmaajo waxaa madaar kusoo dhaweeyay Raysal-wasaaraha dalka jabuuti iyo masuuliyiin kale

Waxaana safarka madaxwayne farmaajo ka warbixiyay ujeedadiisa masuu katirsan madaxtooyada somaliya.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS