AKHRI;Madaxwayne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Puntland Oo Ka Soo Horjeestay Magacaabistii Madaxwaynaha Ee Gudida Doorashooyinka! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
AKHRI;Madaxwayne Kuxigeenka Maamul Goboleedka Puntland Oo Ka Soo Horjeestay Magacaabistii Madaxwaynaha Ee Gudida Doorashooyinka!
August 18, 2019 - Written by Editor:

GAROOWE(W,N) Madaxda Maamul Goboleedka Puntland Ee Somaliya ayaa waxaa ka dhex qarxay khilaaf culus kaasi oo soo baxay kadib markii madaxwayne siciid Dani 17bishan uu Ku Magacaabay Gudida kumeel gaadhka ah ee Komishanka Doorashooyinka.

Dhanka kale Madaxwayne Kuxigeenka Maamul goboleedka Puthland Axmed Cilmi (Axmed Karaash) ayaa kasoo horjeestay magacaabista madaxwayne isagoo sheegay in aanay sharci ahayn  soona  saaray Wareegto  uu kaga hor imanayo talaabada uu qaaday madaxwaynuhu taasi oo uu ku socod siiyay haayadaha kala duwan ee maamulka Puthland.

HALKAN KA AKHRI QORAALKA UU SOO SAARAY MADAXWAYNE KUXIGEENKA IYO NUXURKA UU XANBAARSAN YAHAY;

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

 

COMMENTS
LINKS