WAJAALE NEWS

DAAWO;-Wasiirka Warfaafinta Jsl Oo Ka Jawaabay Hadal Kasoo Yeedhay Madaxwaynaha Puntland.

Hargaysa(W,N)-Wasiirka warfaafinta jamhuuriyada somaliland maxamed muuse diiriye ayaa ka jawaabay hadal dhawaan kasoo yeedhay madaxwaynaha maamul goboleedka puntland

Sidoo kale wasiir wafraafinta aya xukuumada ka difaacay eedo uga yimid xisbiyada mucaaridka

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version