WAJAALE NEWS

DAAWO;”Inan Yar Oo La Taliye Ah Ayaa Dilay Magacii Golaha Wakiilada”.Siyaasi Cali Cantar.

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cali Canter oo kamid hogaanka sare ee xisbi Wadani ayaa nasiib daro ku tilmaamay arintii golaha wakiilada ka dhacay isagoo sheegay in golihii dhamaa shaqadoodii uu fashiliyay inan yar oo la taliye ahi

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version