WAJAALE NEWS

Mayarka Caasimadda Ayaa Ka Warbixiyay Boqolaal Qoysas Oo Laga Rarayo Xeradda Birjeex, iyo Dhul Lagu Wareejiyey.

Hargeisa(W.N):-Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C.raxmaan maxamuud Caydiid Soltelco ayaa Saaka ka waramay Boqolaal qoys oo ay Ka rareen Xeradii ciidamada milateriga ee birjeex oo laga dhisayo xarun lagu xaneeneeyo hooyada iyo dhalaanka.

Waxaana maayirka caasimadu sheegay in dadkan loo raray dhul la siiyey qoysaskaasi oo ay iyagu yeelan doonaan.’

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version