DAAWO;-Madaxwaynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Somaliya Oo Kulan La Qaatay Dhigiisa Dalka Jabuuti Iyo Arimaha Ay Ka Wada Hadleen.
August 19, 2019 - Written by Editor:

JABUUTI(W,N) Madaxwaynaha somaliya farmaajo oo socdaal ku joga dalka jabuuti ayaa kulan la yeeshay madaxwaynaha dalka jabuuti ismaaciil cumar geele.

Kulankan ayaa lagaga wada hadlay xidhiidhka labada dal iyo qorshaha marin biyoodka bada cas oo dalka jabuuti wado olole uu kursiga somaliya kusoo haysanayo xili Somaliland oo iyada leh bada cas ay wakhtigan daawade ka tahay,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

 

COMMENTS
LINKS