DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Deegaanka Kalabaydh Ka Dhagax Dhigtay Dhismaha Kawaanka Xoolaha! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Deegaanka Kalabaydh Ka Dhagax Dhigtay Dhismaha Kawaanka Xoolaha!
August 19, 2019 - Written by Editor:

KALABAYDH(W,N) Maayarka magaalada gabiley Oo ay weheliyaan Badhasaabka gobolka gabiley iyo xildhibaanada golaha deegaanka gabiley ayaa maanta magaalada kalabaydh ee gobolka gabiley ka dhagax dhigay  kaawaanka xoolaha kaasi ooay  bulshada ku dhaqani baahiwayn uqabeen!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS