WAJAALE NEWS

DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Oo Deegaanka Kalabaydh Ka Dhagax Dhigtay Dhismaha Kawaanka Xoolaha!

KALABAYDH(W,N) Maayarka magaalada gabiley Oo ay weheliyaan Badhasaabka gobolka gabiley iyo xildhibaanada golaha deegaanka gabiley ayaa maanta magaalada kalabaydh ee gobolka gabiley ka dhagax dhigay  kaawaanka xoolaha kaasi ooay  bulshada ku dhaqani baahiwayn uqabeen!

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version