DAAWO;-Baarlamaanka DDSI Oo Kal Fadhi Deg Deg Ah Yeeshay Iyo Qodobada Lagaga Hadlayo! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Baarlamaanka DDSI Oo Kal Fadhi Deg Deg Ah Yeeshay Iyo Qodobada Lagaga Hadlayo!
August 19, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA(W,N) Xildhibaanada golaha baarlamaanka ddsi ayaa maanta iskugu yimid kalfadhi aan caadi ahayn kaasi oo lagaga doodayay laba ajande kuwaasi oo loogu yeedhay in ay xildhibaanada kua gutaan waajibkooda.

Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS