DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Wado Cusub Ka Hirgalinayso Degmada Axmed Dhagax | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Dawlada Hoose Ee Caasimada Hargaysa Oo Wado Cusub Ka Hirgalinayso Degmada Axmed Dhagax
August 19, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N0- Maayarka caasimada hargaysa cabdiraxmaan maxamuud caydiid ayaa kormeer ku tagay dhismaha wado cusub oo dawlada hoose ka hirgalinayso xaafada axmed gaar ahaan buurta taawarada shirkadaha isgaadhsiinta.

Dadwaynaha xaafadan ku dhaqan ayaa dawlada hoose ee caasimada uga mahad celiyay dhismaha wadadan oo ay ku adkayd in ay heleen adeegyada aas aasiga ah.

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS