DAAWO-Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Bilaabay Olole Dib loogu Banaynayo Wadooyinka Magaalada! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO-Maamulka Magaalada Tog Wajaale Oo Bilaabay Olole Dib loogu Banaynayo Wadooyinka Magaalada!
August 19, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N) Maamulka degmada tog wajaale ee goboka gabiley ayaa saa bilaabay olole lagu banaynayo wadooyinka gudaha magaalada.

Sidoo kale maamulka degmada tog wajaale ayaa bulshadaugu baaqay in ay ilaaliyaan goobaha caamka ah ee bulshada uwada denta ah,

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

https://youtu.be/-k2X2gQYc3c

COMMENTS
LINKS