DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Tog Wajaale Oo Xilkii La Wareegay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Tog Wajaale Oo Xilkii La Wareegay!
August 21, 2019 - Written by Editor:

TOG WAJAALE(W,N)- Taliyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay degmada tog wajaale ayaa si rasmi ah xilkii kala  wareegay taliyhii hore ee degmada maanta

Xil wareejinta ayaa waxaa ksoo qaybgalay taliyaha qqaybgta gobolka gabiley iyo maamul degmada tog wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS