WAJAALE NEWS

DAAWO;-Taliyaha Ciidanka Booliska Degmada Tog Wajaale Oo Xilkii La Wareegay!

TOG WAJAALE(W,N)- Taliyaha cusub ee dhawaan loo magacaabay degmada tog wajaale ayaa si rasmi ah xilkii kala  wareegay taliyhii hore ee degmada maanta

Xil wareejinta ayaa waxaa ksoo qaybgalay taliyaha qqaybgta gobolka gabiley iyo maamul degmada tog wajaale.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version