Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dagaalkii Ka Dhacay Deegaanka Badhan + Gaadiid Iyo Hub Laga Qabtay Punthland. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dagaalkii Ka Dhacay Deegaanka Badhan + Gaadiid Iyo Hub Laga Qabtay Punthland.
August 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada cadaalada jamhuuriyada somaliland cabdirasaaq oo deegaank ahaan kasoo jeeda gobolka sanaag ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal ciidanka somaliland iyo kuwa maamul goboleedka punthland ku dhexmaray deegaanka badhan  kaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac sobobay

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

COMMENTS
LINKS