WAJAALE NEWS

Wasiirka Cadaalada Somaliland Oo Faah Faahin Ka Bixiyay Khasaaraha Dagaalkii Ka Dhacay Deegaanka Badhan + Gaadiid Iyo Hub Laga Qabtay Punthland.

HARGAYSA(W,N)-Wasiirka wasaarada cadaalada jamhuuriyada somaliland cabdirasaaq oo deegaank ahaan kasoo jeeda gobolka sanaag ayaa faah faahin ka bixiyay khasaaraha ka dhashay dagaal ciidanka somaliland iyo kuwa maamul goboleedka punthland ku dhexmaray deegaanka badhan  kaasi oo khasaare dhimasho iyo dhaawac sobobay

Halkan Ka Daawo Muuqaalka Warkan;

Exit mobile version