Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Rabshado Ka Dhacay Magaalada Laasnacood Iyo Khasaaraha Ay Sobobeen! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Rabshado Ka Dhacay Magaalada Laasnacood Iyo Khasaaraha Ay Sobobeen!
August 21, 2019 - Written by Editor:

LAASCANOOD(W,N) Magaalo madaxda gobolka sool ee laascanood ayaa ilaa habeenkii xalay waxaa ka dhacayay isku soo baxyo kaasi oo ka dhashay hal qof oo lagu dilay gudaha magaalada.

Dadwayne gadoodsan ayaa wadooyinka maagalada ka samaynayay rabshado iyagoo ciidamada amaanku isku dayayeen in ay kala eryaan

Rabshadaha ayaa sobobay dhaawaca afar qof iyo khasaare kale oo baahsan

Maamulka gobolka sool iyo laamaha amaanka ayaa wali ka hadal dhacdadan;

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS