Madaxwaynaha DDSI Oo Magaalada Jig Jiga Kusoo Dhaweeyay Midka Mid Ah Aqoonyahanka Deeganka Ee Degan Qurbaha ! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynaha DDSI Oo Magaalada Jig Jiga Kusoo Dhaweeyay Midka Mid Ah Aqoonyahanka Deeganka Ee Degan Qurbaha !
August 21, 2019 - Written by Editor:

JIG JIGA (W,N) Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar cagjar ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada jig jiga uu kusoo dhaweeyay prof cabdi xaashi oo kamida aqoonyahan deegaanka somalida deganda cariga maraykanka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS