WAJAALE NEWS

Madaxwaynaha DDSI Oo Magaalada Jig Jiga Kusoo Dhaweeyay Midka Mid Ah Aqoonyahanka Deeganka Ee Degan Qurbaha !

JIG JIGA (W,N) Madaxwaynaha dawlad deegaanka somalida itoobiya mustafe muxumed cumar cagjar ayaa garoonka diyaaradaha ee magaalada jig jiga uu kusoo dhaweeyay prof cabdi xaashi oo kamida aqoonyahan deegaanka somalida deganda cariga maraykanka.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version