DAAWO;-Qoysaskii Laga Raray Xeradda Ciidanka Birjeex Oo Deeq Raashin, Dharka Iyo Lacag Ah La Gaadhsiiyay! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Qoysaskii Laga Raray Xeradda Ciidanka Birjeex Oo Deeq Raashin, Dharka Iyo Lacag Ah La Gaadhsiiyay!
August 21, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Boqolaal qoys oo dhawaan dawlada hoose ka rartay agagaarka xerada ciidanka birjeex ee degmada axmed dhagax ayaa la gaadhsiiyay deeq iskugu jirta dhar,lacag iyo raashin.

Deeqdan ayaa waxaa dadka soo gaadhsiiyay shirkada tawakal waxaana halkaasi ugu horay ka hadlay masuul ka socda shirkadan deeqda soo gaadhsiisay.

Sidoo kale waxa iyaga munaasibadan deeqda lagu gaadhsiinayay qoysaskii laga raray xerada ciidan birjeex ka hadlay  maayarka caasimada hargaysa iyo kuxigeenkiisa.

HALKAN KA DAAWO MUUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS