WAJAALE NEWS

Dawlada Kenya Oo Ku Guuleysatay Matalaada Kursiga Africa Ee Qarramada Midoobey.

ADIS ABABA(W,N) Dawlada Kenya ayaa ku guulaysatay matalaada kursiga Africa ee qaramada midoobay kaasi oo ay ku tartamayeen dawlada jabuuti

Codaynta kursigan oo midowga Africa ucodaynayeen ayaa ka dhacday magaalada Adis ababa kaasi oo ay heshay 37cod halka dalka jabuuti ay ka heshay 13

Dawlada jabuuti ayaa guuldaro wayn kala kulan tahay tartanka ay ugashay kursigan.

HALKAN KAGA BOGO WARKAN OO FAAH FAAHSAN;

Exit mobile version