DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Dalka Kusoo Laabtay, Iyo Wasiir Kaahin Oo Ka Warbixiyay Safarkoodii. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO;-Madaxwaynaha Jsl Iyo Waftigii Uu Hogaaminayay Oo Dalka Kusoo Laabtay, Iyo Wasiir Kaahin Oo Ka Warbixiyay Safarkoodii.
August 22, 2019 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N)- Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland iyo wwaftigii uu homaaniyay ee ku maqanaa dalka sucuudiga ayaa ksuu guryo noqday dalka.

Waftiga madaxwaynaha ayaa agu soo dhaweeyay madaarka caasimada hargaysa

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha oo kamid ahaa waftiga madaxwaynaha ayaa ka warbixiyay ujeedada sfarkoodii iyo waxa ay kala soo kulmeen dawlada boqortooyada sucuudiga.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

COMMENTS
LINKS