Maxkamada Sare Ee Punthland Oo Xukun Dil ah Ku Riday Ragii Kufsiga Iyo Dilka Ugaystay Marxuum Caasha Ilyees, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maxkamada Sare Ee Punthland Oo Xukun Dil ah Ku Riday Ragii Kufsiga Iyo Dilka Ugaystay Marxuum Caasha Ilyees,
August 22, 2019 - Written by Editor:

GAALKACAYO(W,N)Dhagaysiga dacwada ragiidilka iyo kufsiga ugaystay marxuum caasha ilyees oo ka socday maxkamadaha maamul goboleedka punthland ayaa maanta maxkamada sare kasoo saaray xukun dil ah in lagu fuliyo sedex kamid ah ragii falkan gaystay.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

COMMENTS
LINKS