WAJAALE NEWS

Maxkamada Sare Ee Punthland Oo Xukun Dil ah Ku Riday Ragii Kufsiga Iyo Dilka Ugaystay Marxuum Caasha Ilyees,

GAALKACAYO(W,N)Dhagaysiga dacwada ragiidilka iyo kufsiga ugaystay marxuum caasha ilyees oo ka socday maxkamadaha maamul goboleedka punthland ayaa maanta maxkamada sare kasoo saaray xukun dil ah in lagu fuliyo sedex kamid ah ragii falkan gaystay.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan;

Exit mobile version