WAJAALE NEWS

“Waxaan Halka Ka Sheegayaa Sabti Wakiilka Uu Xafiiskiisu furnaan Waayo, In Aanu Liisankiisu Shaqayn Doonin, Waana Qaran Dumis”Wasiirka Ganacsiga

HARGAYSA(W,N) Wasiirka wasaarada ganacsiga somaliland maxamuud xasan sacad saajid ayaa ka dareen celiyay go,aanka shaqo joojinta ah ee ay sameeyeen wakiilada maraakiibta dekeda berbera oo maalintii shalay ahaa ku dhawaaqay in ay joojiyeen shaqadii

Wasiirka wasaarada ganacsiga ayaa ku han jabay hadiii ay wakiiladu markiibtu sabtida shaqada bilaabi waayaan in ay cid kale siin doonaan ogolaansho.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Exit mobile version